telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiye Ahmed Cabdidheere Oo Shacabka Reer Somaliland Ugu Hambalyeeyay 30-Guurada Xuska 18 May + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Md Ahmed Cabdi Xuseen (Ahmed Cabdi Dheere) Ayaa Guud Ahaan Shacabka Reer Somaliland Ugu Hambalyeeyay Xuska Sannad Guurada 30Aad Ee Kasoo Wareegtay Maalinta Dib Ulasoo Noqoshada Xoriyada Somaliland Ee 18 May

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom