telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Maayarka Caasimada Hargeisa Oo Iclaamiyay Saddex Goobood Oo Lagu Qaban Doono Munaasibada Xuska 18 May + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Maayarka Caasimada Hargeisa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco Ayaa Shacabka Reer Somaliland Ciidamada Kala Duwan Ee Qaranka Udiray Hambalyada Xuska Sannad Guurada 30-Aad Ee Kasoo Wareegtay Maalinta Dib Ula Soo Noqoshada Xoriyada Somaliland Ee 18 May

Dhanka Kale Maayarka Caasimada Hargeisa Maayar Soltelco Ayaa Iclaamiyay Saddex Goobood Oo Lagu Qaban Doono Munaasibada 18 May

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom