telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

“Wada Hadalkii Somalia iyo Somaliland Waan Joojinaynaa Waayo Faa’ido Waa Laga Gaadhi Waayey Sababtuna Waa Ciyaalkii Kacaanka Oo Maanta Muqdisha ka Ariminaaya” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Soo Jeediyay Inay Somaliland Kabaxdo Wada Hadalada Somalia Kaasoo Kusababeeyay In Faaiido Laga Gaadhi Waayay

“Wada hadalkii Somalia iyo Somaliland Waan Joojinaynaa Waayo Faa’ido Waa Laga Gaadhi Waayey Sababtuna Waa Ciyaalkii Kacaanka Oo Maanta Muqdisha ka Ariminaaya”

Dhanka Kale Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ayaa Xukuumada Somaliland Kutaageeray  Dadka Aan Dalka Udhalan Ee Ajaaniibta Ah Inaanay Codayn Doorashada Soo Socota Ee Somaliland

” Wasiirka Amnigu Wuu ku Saxsanyahay inuu Yidhaa Ajaanibku Ma Codaynayaan Waanu ku Taageersanahay “
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Intaa Waxaa Uu Sii Raaciyay ” Reer Somalia waxay leeyihiin reer ayaa loo jeedaa , waxaanu leenahay intaan laydin tarxiilin isaga baxa dalka” Gudoomiyaha  Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom