telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Wafti Balaadhan Oo Ay Hogaaminayaan Musharaxiinta Kala Ah Musharax Xuseen Ibraahim Askar Iyo Musharax Maxamed Jaamac Koodbuur Shiine Ayaa Kormeer Kusaabsan Wacyigalinta Doorashada Kutagay Deegaano Hoos Yimaada Caasimada Hargeisa Iyo Gobolka Maroodijeex + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wafti Balaadhan Oo Ay Hogaaminayaan Musharaxiinta Kala Ah Musharax Xuseen Ibraahim Askar Oo Usharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Iyo Musharax Maxamed Jaamac Koodbuur Shiine Oo Isna Usharaxan Doorashada Golaha Wakiilada Ayaa Waxay Kormeer Kusaabsan Wacyigalinta Doorashada Kutageen Deegaano Hoos Yimaada Caasimada Hargeisa Iyo Gobolka Maroodijeex

Kormeerkan Aylabada Musharax Kusoo Mareen Deegaanadaasi Ayaa Waxaa Kuwehelinaayay Cuqaasha Waxgaradka Iyo Aqoonyahanka Beesha Aykasoo Jeedaan Labada Musharax

Dadwaynaha Kudhaqan Deegaanada Aylabada Musharax Soo Mareen Ayaa Kusoo Dhaweeyay Musharaxiinta Farxad Iyo Raynrayn Iyaga Oo U Muujiyay Kalsoonida Ayku Qabaan Musharaxiintooda Waxaanay Ubalanqaadeen Inay Taageero Hiil Iyo Hooya Labarbar Istaagi Doonaan Labadooda Musharax Codkoodana Siin Doonaan

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom