telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xubno Kamid Ah Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Lagu Eedeeyay Inay U Ololaynayaan Musharaxiin Gaar Ah + Sababta

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Ahmed Cali Ubaxle Oo Kamid Musharaxiinta Usharaxan Doorashada Golaha Wakiilada Gobolka Sool Kana Sharaxan Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye  Ayaa Ku Eedeeyay Xubno Kamid Ah Komishanka Doorashooyinka Qaranka Inay U Ololaynayaan Musharaxiin Gaar Ah

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom