telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Daawo:- Wefti Balaadhan Oo Ay Hogaaminayaan Cuqaasha Beesha Bilgob Oo U Kicitimay Deeganada Hargeisa Ilaa Hawdka Sanqoole

Hargeisa(Gaaroodinews) Wefti culus oo ay hogaaminayaan cuqaal waxgarad aqoonyaha dhalinyaro iyo murashixiinta golayaasha deeganka iyo wakiilada Eng Fadaxi Jamac Baaruud , Muj. Cabdiraxman Daahir Caynaashe Iyo Maxamuud Badal Guuleed ayaa socdaal dheer ku gaala bixiyay Deegaanada hargeisa ilaa sanqole.

 

Ujeedada socdaalka waxay ahayd dardar galinta diyaar garwaga loogu jiro doorashada iyo wacyi-galinta ku aadan sidii bulshada ku dhaqan deegamadaasi u baran la’haayeen astaamaha murashixiinta loogu codayn doono 31may Numberka Musharax Maxamuud Badal Guuleed Waa 207 iyo Musharaxa Golaha Wakiilada ee gobolka maroodi-jeex Muj. Cabdiraxman Daahir Cayaane waa Toosh

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalada Iyo Sawirada:-

 

 

 

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom