telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

“Guusha UCID Waa Guusha Somaliland, Guusha UCID Waa Hoogga Cadawga, Guusha UCID Waa Mustaqbalka Somaliland..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Maanta Kala Qaybgalay Dadwaynaha Reer Burco Ololaha Doorashada Ee Kaltanka Maalinta Ugu Horaysa Ee Xisbiga Ucid Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysana Ka Jeediyay Khayryada Magaalada Burco

“Maayir Muraad Wuu Ka Dhaartay In Uu Wax Cunay, Anna Waan Aaminay, Laakiin Waxaan U Dhiibnay Kursi Aanu Aqoontiisa Lahayn Oo Waxba Muu Qaban..,”

“Guusha UCID Waa Guusha Somaliland, Guusha UCID Waa Hoogga Cadawga, Guusha UCID Waa Mustaqbalka Somaliland..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom