telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Madaxweyne-ku-xigeenka JSL iyo wefti uu Gobollada Awdal iyo Salel u tegay Dardargelinta Hawlaha Doorashooyinka Wakiillada iyo Deegaanka iyo soo dhaweyn Ballaadhan oo lagu qaabilay

Madaxweyne-ku-xigeenka JSL iyo wefti uu Gobollada Awdal iyo Salel u tegay Dardargelinta Hawlaha Doorashooyinka Wakiillada iyo Deegaanka iyo soo dhaweyn Ballaadhan oo lagu qaabilay

Boorama (Gaaroodinews)-Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey deegaannada Boon iyo Gargoorrey ee gobollada Salel iyo Awdal oo ay u tageen dardargelinta iyo u diyaargarowga hawlaha doorashooyinka isku sidkan ee wakiillada iyo Deegaanka.

Xubnaha weftiga ah, ayaa kulamo kala duwan la qaatay maamulka Gobolka, madaxda Degmada, Gudiga nabadgelyada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada anaga oo ku dardaarnay sidii doorashada loogu gali lahaa nabad-gelyo iyada oo kor looqaadayo lana ilaalinayo sumcadda, wada-jirka bulshada iyo Dimuquraaddiyadda Somaliland ay ku hanaqaadday.

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom