telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Murashaxiinta Isku Sidkan Ee Kala Ah Musharax Cabdinaasir Yuusuf Qodax Iyo Musharax Siciid Cabdisamed ( Siciid Cudhay ) Oo Xafiisyadii Ugu Badnaa Xadhiga Kajaray + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Murashaxiinta Isku Sidkan Ee Kala Ah Musharax Cabdinaasir Yuusuf Cismaan Qodax Iyo Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed ( Siciid Cudhay ) Ayaa Xafiisyadii Ugu Badnaa Xadhiga Kajaray Isla Markaana Taageerayaashooda Kala Qaybgalay Iskusoo Baxa Ololaha Doorshada Oo Maanta Sirasmiya Uga Bilaabantay Guud Ahaan Dalka

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom