telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Maxamed Khadar Carare Iyo Musharax Cabdikareem Garas Oo Cududooda Taageero Kusoo Bandhigay Xafiisyadooda Ololaha + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Murashax Maxamed Khadar Daahir Oo Usharaxan Doorashada Golaha Wakiilada Iyo Musharax Cabdikareem Garas Oo Usharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa  Ayaa Maanta Oo Ahayd Maalintii Ugu Horaysay Kaltanka Ololaha Doorashada Ee Xisbiga Ucid Waxay  Xafiisyadooda Ololaha Kutageen Kormeer  Iyaga Oo Ay Qaabileen Boqolaal Kamid Ah Taageerayaashooda Oo Soo Bandhigay Cududooda Taageero Iyo Kalsoonida Ayku Qabaan Labadan Musharax

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom