telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Siciid Cudhay Iyo Musharax Cabdinaasir Qodax Oo Cududooda Taageero Kusoo Bandhigay Caasimada Hargeisa Iyo Guud Ahaan Gobolka Maroodijeex + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Murashax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay) Oo Usharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Iyo Musharax Cabdinaasir Yuusuf Qodax Oo Usharaxan Doorashada Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex Ayaa Maanta Cududooda Taageero Kusoo Bandhigay Caasimada Hargeisa Iyo Guud Ahaan Gobolka Maroodijeex Iyada Oo Ay Maanta Ahayd Maalintii Ugu Horaysay Ee Uu Xisbiga Ucid Uu Ulahaa Kaltanka Ololaha Doorashada Golaha Wakiilada Iyo Deegaanka

Labadan Musharax Ee Isku Sidkan Ayaa Saaka Aroornimadii Hore Waxaa Taageerayashoodu Ay Iskugusoo Baxeen Xafiisyada Ololaha Labada Musharax Iyada Oo Ay Goobahasi Aykala Hadleen Taageeryaashooda

Sidoo Kale Labadan Musharax Ee Isku Sidkan Ayaa Waxaa Ay Kormeereen Isla Markaana Xadhiga Kajareen Xafiisyadooda Ololaha

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom