telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

 Taageerayasha Labada Musharax Ee Siciid Cabdisamad (Siciid Cudhay) Iyo Cabdinaasir Yussuf Qodax Oo Isku Soo Bixii Ugu Balaadhnaa Kasameeyay Caasimada Hargaysa & Nawaxigeeda + Muuqaal/Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Taageerayasha Labada Musharax Siciid Cabdisamad Cudhay & Abdinasir Yussuf Osman Ayaa Isku Soo Baxii Ugu Balaadhnaa Maanta Kasameeyay
Caasimada Somaliland Ee Hargaysa & Nawaxigeeda

Labada Musharax Aya socod Lug Ah Ku Maray Jidadka Waawayn Ee Magalada Hargaysa Iyaga Oo Ay Dhinac Socdaan Boqolaal Taageerayal Ah Iyo Gadiidka Ololaha Labada Musharax Oo Sameecado Ay Saaranyahiin

Labada Musharax Ayaa Intaasi Kadib Waxay Xadhiga Ka Jareen ila 30 Xafiis Oo Ayka Furteen Qaarkamida Degmooyinka Kala Duwan Ee Caasimada Hargaysa

Ugu Danbaynti labadan Musharax Aya safar Ugu Amba Baxay Tuuloyinka Maygaagta reer Masajiid Toon , maadhyaal & uubaale

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom