telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Chief Caaqil Rashiid Maxamed Jaambiir Oo Jawaab Kabixiyay Hadalkii Madaxweynaha Ee Hadal Haynta Dhaliyay + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Chief Caaqil Rashiid Maxamed Jaambiir Oo Kamid Ah Madax-Dhaqameedka Reer Somaliland Ayaa Kahadlay Waanwaan Uu Waqtiyadii Udanbeeyay Uuka Dhexwaday Beelaha Gabooye Taasoo Kusalaysnayd Murashaxiinta Ay Beelahaasi Usoo Taageen Doorashooyinka Somaliland

Dhanka Kale Chief Caaqil Rashiid Maxamed Jaambiir Wuxuu Jawaab Kabixiyay Hadalkii Uu Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Uu Kajeediyay Fagaaraha Beerta Xoriyada Ee Uu Ujeediyay Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye

“Arintaas Madaxweynaha Waxaan Leeyahay Wayka Hoostay ” Chief Caaqil Rashiid Jaambiir

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom