telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Munaasibad Taageero Loogu Muujinaayay Musharax Sucaad Ibraahim Cabdi Iyo Musharax Siciid Xuseen Guuleed Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Waxaa Magaalada Hargeisa Lagu Qabtay Munaasibad Taageero Loogu Muujinaayay Labada Musharax Ee Kala Ah Marwo Sucaad Ibraahim Cabdi Oo Usharaxan Doorashada Golaha Wakiilada Iyo Musharax Siciid Xuseen Guuleed Oo Usharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa

Munaasibadan Oo Ay Ilyartu Isqabatay Isla Markaana Aysoo Buux Dhaafiyeen Taageerayaasha Iyo Waxgaradka Iyo Aqoonyahanka Beesha Aykasoo Jeedaan Labada Musharax Ayaa Waxaa Halkaasi Lagusoo Bandhigay Taageerada Loohayo Labadan Musharax Waxaana Isla Munaasibadaasi Taageerayaashu Kaga Dhawaaqeen Inay Taageero Hiil Iyo Hooba Labarbar Istaagi Doonaan

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom