telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Ahmed Siyaad Muxumed Oo Muujiyay Cududa Taageerayaashiisa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Murashax Xildhibaan Ahmed Siyaad Muxumed Oo Kamid Ah Musharaxiinta Usharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ayaa Maanta Isaga Iyo Taageerayaashiisu Waxay Wacdaro Kadhigeen Fagaaraha Beerta Xoriyada Iyo Goobo Kamid Ah Degmooyinka Maxamed Mooge Iyo Maxamuud Haybe Ee Caasimada Hargeisa

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom