telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Taageerayaasha Musharax Eng Fadxi Jaamac Baaruud Iyo Musharax Muj Cabdiraxmaan Daahir Maqosle Oo Cududooda Taageero Kusoo Bandhigay Caasimada Hargeisa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews)Musharixiinta Isku Sidkan Ee Kala Ah Musharax Eng Fadxi Jamac Barud Oo Usharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Iyo Musharax Mujaahid Abdirahman Dahir Maqosle Oo Usharaxan Doorashada Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex Ayaa Maanta Cududooda Taageero Kusoo Bandhigay Fagaaraha Beerta Xoriyada Iyo Degmooyinka Maxamuud Haybe Iyo Maxamed Mooge Ee Caasimada Hargeisa

Taageerayaasha Labada Musharax Ayaa Siwada Jira Ugusoo Baxay Taageerada Ay Uhayaan Labadooda Musharax Isla Markaana Soo Bandhigay Kalsoonida Ayku Qabaan Musharaxiintooda Waxaanay Dabaaldag Iyo Fantasiye Aan Hore Loo Arag Kadhigeen Fagaaraha Beerta Xoriyada

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom