telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ee Degmada Salaxley Oo Taageero Umuujiyay Musharaxiintooda + Muuqaal

Salaxley(Gaaroodinews)Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayo Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Md Ahmed Maxamed Diiriye Toorno Oo Ayqaybka Ahaayeen Wasiirku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Wasiirka Wasaarada Maalgashiga Somaliland Ayaa Degmooyinka Balligibadle Iyo Salaxley Kaga Qaybgalay Maalinta Ololaha Doorashada Ee Xisbiga Kulmiye

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom