telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

“Madaxwaynuhu Shalay iyo Darraad Wuxuu Sheegay In Aan Badaw ku Sheegay Waan ka xumahay kalmadaa Maan Odhan, Malaha Wuu Igu Riyooday “

Hargeisa(Gaaroodinews)Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta ka hadlayay Fagaaraha Beerta Xorriyadda ee Hargeysa

“Madaxwaynuhu shalay iyo Darraad Wuxuu Sheegay in aan badaw ku sheegay, waan ka xumahay kalmadaa maan odhan, Malaha wuu igu riyooday, Warbaahintuna way igu riyootaye hadalkaas maan odhan”

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom