telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Xuseen Ibraahim Askar Iyo Musharax Maxamed Jaamac Koodbuur Shiine Oo Maanta Cududooda Taageero Kusoo Bandhigay Fagaaraha Beerta Xoriyada + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharaxiinta Isku Sidkan Ee Musharax Xuseen Ibraahim Askar Oo Usharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Iyo Musharax Maxamed Jaamac Koodbuur Shiine Oo Usharaxan Doorashada Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex Kana Sharaxan Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Maanta Cududooda Taageero Kusoo Bandhigay Fagaaraha Beerta Xoriyada

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom