telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Xuseen Ibraahim Askar Oo Cududiisa Taageero Kusoo Bandhigay Fagaaraha Beerta Xoriyada + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Xuseen Ibraahim Askar Oo Kamid Ah Musharaxiinta Ugu Cadcad Murashaxiinta Utartamayaa Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ayaa Maanta Cududiisa Taageero Kusoo Bandhigah Fagaaraha Beerta Xoriyada

Kumanaan Kamid Ah Taageerayaasha Musharaxa Ayaa Soo Buux Dhaafiyay Fagaaraha Beerta Xoriyada Iyaga Oo Sita Calamaan Iyo Astaamo Ayku Xardhanyihiin Sawirka Iyo Astaanta Musharaxu

Daawo Muuqaalka Warkaas : –

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom