telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Siciid Cabdisamad Cudhay Iyo Cabdinaasir Yuusuf Qodax Oo Wacdaro Ka Dhigay Iskusoo Bixii Maanta Ee Beerta Xoriyada + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharixiinta Cabdinasir Yuasuf Osman Qodax Iyo Siciid Cabdisamad Ahmed (Siciid Cudhay) Oo Ah Aqlabiyada Taageerayaasha Xisbiga Ucid Oo Wacdaro Ka Dhigay Iskusoo Bixii Maanta Ee Beerta Xoriyada Ee Xisbiga Ucid

Kumaanaan Iyo Kumanaan Kamid Ah Labada Musharax Ayaa Soo Buux Dhaafiyay Barxada Wayn Ee Beerta Xoriyada Iyaga Oo Luxaayay Astaamo Ayku Xardhanyihiin Sawirada Iyo Astaamaha Musharaxiintooda

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom