telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Taageerayaasha Musharax Sidiiq Xasan Cali Kaahin Oo Maanta Wacdaro Kadhigay Fagaaraha Beerta Xoriyada + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Taageerayaasha Musharax Sidiiq Xasan Cali Kaahin Oo Cududooda Taageero Maanta Kusoo Bandhigay Fagaaraha Beerta Xoriyada Ee Magaalada Hargeisa

Musharax Eng Sidiiq Xasan Cali Kaahin Ayaa Kamid Musharaxiinta Usharaxan Kurisga Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ayaa Siwayn Uga Dhex Muuqda Ololaha Xisbiga Ucid Oo Galay Maalintiisii Labaad

Boqolaal Kamid Ah Taageerayaasha Musharaxa Ayaa Soo Buux Dhaafiyay Barxada Beerta Xoriyada Iyaga Oo Sita Boodhadh Iyo Astaamo Ayku Xardhanyihiin Sawirka Iyo Astaanta Musharaxu

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom