telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Daawo:- Xaflada Sannad Guurada 30′ Aad Ee Somaliland Melbourne + Muuqaal

Melbourne(Gaaroodinews) Jaaliyada Reer Somaliland Ee Magaalada Melbourne Ee Dalka Australia Ayaa Qabatay Munaasibad Lagu Xusaayo Isla Markaana Loogu Dabaaldagaayo Xuska Sannad Guurada 30Aad Ee Maalinta Dib Ulasoo Noqoshada Xoriyada Somaliland

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom