telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Oo Dhalinyarada Somaliland Kacodsaday Inayka Qaybqaataan Doorashada Iyo Sugida Amniga + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Md Cabdicasiis Maxamed Jaamac Ayaa Wuxuu Kahadlay Xaalada Doorashooyinka Ee Dalka Isla Markaana Wuxuu Dhalinyarada Somaliland Kacodsaday Inay Codeeyaan Kana Qaybqaataan Sugida Nabadgalyada Iyo Xasiloonida Dalka

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom