telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Siciid Cudhay Oo Shacabka Reer Hargeisa Ugu Baaqay Inay Codkooda Siiyaan Isla Markaana Ciidamada Amniga Kala Shaqeeyaan Sugida Amniga Dalka + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay) Oo Ah Musharaxa Aqlabiyada Taageerayaasha Codbixiyayaasha Reer Hargeisa Ayaa Waxaa Uu Fariin Udiray Taageerayaashiisa Iyo Dhamaan Shacbiga Reer Hargeisa Ee Maalinta Beri Ah Udareeri Doona Safafka Codbixinta

Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay) Ayaa Wuxuu Taageerayaashiisa Iyo Dhamaan Shacbiga Reer Hargeisa Uuka Codsaday Inay Codkooda Labarbar Istaagaan Isla Markaana Ayku Codeeyaan Sinabad Ah Ciidamada Amaankana Aykala Shaqeeyaan Sugida Amniga Caasimada Hargeisa

Musharax Siciid Cudhay Waxaa Uu Ugu Baaqay Shacabka Reer Hargeisa Inay Ugu Codeeyaan Lanbarka #101

” Bismilaah…..Muwaadin codkaaga iigu hiili maalinimada berri ah oo taariikhdu tahay 31 may 2021 si aynu uwada dhisano magaaladeena Hargaysa ee lahagraday.

Hadii aan guulaysto waxaan noqon doonaa saaxiibka danyarta, waayeelka iyo dhalinyarada waxaanan ku raju weynahay Qorshaheediina gacanta ku sita Bi’idmilaah in aynu dhisi doono hargaysa ka duwan tan maanta, mana noqon doono masuul dayaca tacabkiina.

Waa inoo berri iyo insha allah #Vote_For_101.

Murashaxa golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa Siciid Cabdisamad Axmed (Cudhay)

Guul iyo Gobanimo Inshaalaahu

Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee UCID” Musharax Siciid Cudhay 

Daawo Muuqaalka Warkaas:-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom