telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Booqday Goobaha Degmooyinka Caasimada Somaliland ee Hargeysa Oo Ay Ka Socotay Codbixinta Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanku

Hargeisa(Gaaroodinews) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Booqday Goobaha Degmooyinka Caasimada Somaliland ee Hargeysa oo ay ka socoto Codbixinta Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanku.

Waxaanu madaxweynuhu wakhti la qaatay dadweynaha ku sugan safafka dhaadheer ee ay hiirtii saaka isa soo taageen isagoo kula dardaarmay inay codkooda dhiibtaan kuna hubsadaan ciday u codaynayaan.

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom