telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Siyaasi Xuseen Dayr Oo Kahadlay Doorashada Somaliland + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Ex.wasiir Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr) Oo Kamid Ah Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Isla Markaana Xilal Badankasoo Qabtay Xukuumadihii Xisbiga Kulmiye Ayaa Warbixin Kabixiyay Doorashadii Jamhuuriyada Somaliland Kadhacday 31 May

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom