telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Magacyada Murashaxiinta Xisbiyada Ku Guuleystay Gobolka Sool

Magacyada murashaxiinta xisbiyada ku guuleystay gobolka SoolSharaxaad la siinayo korjoogtada Guddiga doorashada Somalland Sharaxaad la siinayo korjoogtada

Waxaa soo baxaysa natiijo hordhac ah oo ay murashaxiinta xisbiyada kala duwan ee gobolka Sool ku kala guuleysteen.

Waxaa lagu tartamayey laba iyo toban xubnood (12) oo Golaha Deegaanka ah, waxey kala yihiin sidan soo socota: –

1-Xisbiga Ucid, waxey heleen (3) saddex xubnood, oo kala ah:

-Maxamuud Xayir Ducaale Diiriye

-Abokor Faarax Warsame

-Axmed Jaamac Saalax Maxamed

2-Xisbiga Kulmiye, waxey heleen (5) shan xubnood, oo kala ah:

-Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiin “Faratoon”

-Mukhtaar Ibraahim Xaashi Cilmi

-Saleebaan Maxamed Faarax

-Mustafe Axmed Cabdullaahi

-Axmed Xasan Cali “Casoowe”

3-Xisbiga Wadani – waxey heleen (4) afar xubnood, oo kala ah:

-Cabdulrasaaq Khaliif Axmed Guuleed

-Axmed Muuse Jaamac Diiriye

-Bile Cabdi Ducaale Samatar

-Qaasim Aadan Saleebaan Cali

Natiijadan ayaa waxaa ku dhawaaqey guddiga doorashada Somaliland, iyadoo natiijaduna marba marka ka danbeysa ay soo baxayaan.

Xigasho: Guddiga doorashada Somaliland

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom