telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Barkhad Batuun Oo Farxad Ladhex Maray Shacabka Reer Hargeisa + Waxaa Uu Kala Kulmay

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Barkhad Jaamac Batuun Oo Kamid Ah Musharaxiintii Kaqaybgalay Doorshadii Dalka Kadhacday 31 May Ee Kasharaxnaa Gobolka Maroodijeex Isla Markaana Lafilaayo Inuu Kamid Noqdo Xildhibaanada Usoo Baxa Golaha Baarlamaanka Ayaa Maanta Socdaal Lug Ah Wuxuu Kudhexmaray Dadwaynaha Magaalada Hargeisa Isaga Oo Kala Kulmay Soo Dhawayn Diiran

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom