telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Golaha Deegaanka Caasimadda Hargaysa oo natiijadeeda hordhaca ah hada ay Komiishanka doorashooyinka Qaranka ku Dhawaaqeen Maxaykala Heleen ?

Hargeisa(Gaaroodinews) Golaha Deegaanka Caasimadda Hargaysa oo natiijadeeda hordhaca ah hada ay Komiishanka doorashooyinka Qaranka ku dhawaaqeen Waxay Sadexda xisbi qaran u kala heleen sidan:-

Xisbiga Ucid oo Helay 4 Xubnood
Xisbiga Kulmiye oo helay 6 Xubnood
Xisbiga Waddani oo helay 7 Xubnood

Golaha deegaanka Caasimadda Hargaysa ayaa ka kooban 17 Xubnood.

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom