telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Guusha Aan Gaadhay Waa Hiilkii Shacabka ” Xildhibaan Cabdu

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Cabdikareem Ahmed Mooge Oo Kamid Ah Xildhibaanada Xisbiga Waddani Ugasoo Baxay Caasimada Hargeisa Oo Warbaahinta Lahadlay Maanta Ayaa Umahadnaqay Shacabkii Doortay Isla Markaana Wuxuu Kudhawaaqay Inuu Utaaganyhay Maayarka Caasimada Hargeisa
“Bulshayahay; Waa guul la wada leeyahay oo aan la kala lahayn. Waa hiil Hargaysa iyo midnimo ummadeed.
Waan idin jecelahay, sidii aad iigu hiiliseen 31 May iga fisha inaan 5 sano idiinku hiiliyo”.

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom