telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax) Oo Shaaciyay Inuu Utaaganyahay Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Golaha Wakiilada + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax) Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Xisbiga Ucid Ugasoo Baxay Gobolka Maroodijeex Oo Warbaahinta Lahadlay Ayaa Ugu Horayn Umahadnaqay Shacabkii Iyo Taageerayaashiisii Gobolka Maroodijeex Ee Codkooda Siiyay

 “Waan u mahad-naqayaa dhamaan intii i codaysay” 

Xildhibaan Cabdinaasir Qodax Waxaa Uu Siqoto Dheer Oo Waayo Aragnimo Kudheehantahy Uu Uga Waramay Shaqada Golaha Wakiilada

Dhanka Kale Xildhibaan Cabdinaasir Qodax Ayaa Waxaa Uu Shaaciyay Inuu Utaaganyahay Jagada Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland

“Waxaan Halkan Ka Cadaynayaa In Aan U Taaganahay, Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Golaha Wakiilada” Xil Cabdinaasir Qodax

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom