telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xildhibaan Eng Cabdirisaaq Wiiwaa Oo Shaaciyay Inuu Utaaganyahay Maayarka Caasimada Hargeisa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Eng Cabdirisaaq Maxamed Faarax Wiiwaa Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ee Uu Komishanka Doorashooyinka Qaranku Uu Kudhawaaqay Inay Kuguulaysteen Kursiga Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ayaa Waxaa Uu Umahadnaqay Shacabkii Iyo Taageerayaashii Sida Hagar La’aanta Ah Ugu Horay Codkooda

Xildhibaan Eng Cabdirisaaq Wiiwaa Sidoo Kale Waxaa Uu Umahadnaqay Ciidamada Kala Duwan Ee Nabadgalyada Oo Uu Sheegay Inay Kaalin Laxaadleh Kaqaateen Sugida Nabadgalyada Goobaha Doorashooyinka

Dhanka Kale Xildhibaan Cabdirisaaq Wiiwaa Waxaa Uu Shaaciyay Inuu Utaaganyahay Maayarka Caasimada Hargeisa Isla Markaana Uu Rabo Inuu Waxwayn Kabadalo Horumarka Caasimada Hargeisa

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom