telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xisbiga Kulmiye Oo Warkasoo Saaray Isbahaysiga Ay Mucaaradku Kudhawaaqeen + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Md Ahmed Cabdi Dheere Oo Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Hargeisa Ayaa Kahadlay Doorashadii Dalka Kadhacday Kaasoo Kutilmaamay Doorasho Taariikhiya Waxaanuu Ku Amaanay Shacabka Reer Somaliland Sidii Quruxda Badnayd Ee Ay Uga Qaybqaateen

Dhanka Kale Gudoomiye Ahmed Cabdidheere Waxaa Uu Jawaab Kabixiyay Isbahaysiga Ayku Dhawaaqeen Labada Xisbi Mucaarid

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom