telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI ayaa saaka Shirkii ugu horreeyey ku yeeshay Magaalada Hargeysa + Muuqaal/Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI ayaa saaka Shirkii ugu horreeyey ku yeeshay Magaalada Hargeysa.

Kulanka waxaa ka soo qeybgalay, Guddida Iskaashiga labada Xisbi, Hoggaanka Labada Xisbi Mucaarad iyo Xubnaha Xildhibnada Golaha Wakiilada ee Gobolka Maroodijeex iyo Golayaasha Deegaanka ee Degmada Hargeysa, sida oo kale waxaa ka soo qeybgalay Xildhibaano kale oo Xisbiyada uga soo baxay Gobollada Dalka.

Kulankan ayaa ahaa is barasho dhex maraysay mudnaayaasha golayaasha ee Labada Xisbi.

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom