telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun Oo Iibiyay Gaadhigiisii + Sababta

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Dhawaan Ladooratay Ayaa Waxaa Uu Iibiyay Gaadhigiisii Gaarka Ahaa Isla Markaana Waxaa Uu Kudeeqay Ashkhaastii Garab Istaagtay Xiligii Ololaha Doorashada Siwayna Uga Qaybqaatay Doorashadiisa

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom