telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xildhibaan Maxamed Khadar Daahir Oo Umahadnaqay Taageerayaashiisii + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Maxamed Khadar Daahir Carare Oo Kamid Ah Xildhibaanada Xisbiga Ucid Ugasoo Baxay Gobolka Maroodijeex Doorashadii Dalka Kadhacday Dhawaan Ee Wakiilada Iyo Deegaanka Ayaa Umahadnaqay Shacabkii Iyo Taageerayaashiisii Isbarbar Taagay Ee Sababay Inuu Kuguulaysto Kursiga Golaha Wakiilada

Xildhibaan Maxamed Khadar Daahir Ayaa Shacabka Reer Somaliland Kacodsaday Inay Ugusoo Duceeyaan Masuuliyadaa Qaran Ee Xildhibaanimo Ee Loo Igmaday Ee Golaha Wakiilada

Dhanka Kale Xildhibaan Maxamed Khadar Daahir Waxaa Uu Sidoo Kale Umahadnaqay Cidkasta Oo Kaqaybqaadatay Qabsoomida Doorashadii Isku Sidkanayd Ee Wakiilada Iyo Deegaanka

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom