telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Barkhad Batuun Ayaan Uhambalyaynayaa ” Eng Cali Awcumar + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Shirkada Dhismaha Ee Albaraka Oday Eng Cali Awcumar Ayaa Waxaa Uu Hambalyo Iyo Bogaadin Udiray Shacabka Reer Somaliland Iyo Madaxweynaha Iyo Xigeenka Qaranka Somaliland Qabsoomida Doorashadii Golaha Wakiilada Iyo Deegaanka Awgeed

Oday Cali Awcumar Waxaa Uu Shacabka Reer Somaliland Kubogaadiyay Sida Nabadgalyada Leh Ee Ay Uga Qaybqaateen Qabsoomida Doorashada

Dhanka Kale Oday Eng Cali Awcumar Waxaa Uu Hambalyo Udiray Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun Oo Uu Kuhambalyeeyay Kusriga Golaha Wakiilada Ee Uuku Guulaystay

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom