telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Waan Ogolahay Inla Wada Hadlo ” Xildhibaan Cabdikareem Ahmed Mooge + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Cabdikareem Ahmed Mooge Oo Kamid Xildhibaanada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ugasoo Baxay Doorshadii Dalka Kadhacday Imikana Usharraxan Maayarnimada Caasimadda Hargeysa Ayaa Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Si Weyn Uga Mahadceliyey Sida Milgaha iyo Degdegsiimaha Leh Ee Uu Uga soo Jawaabay Baaqii Uusaacado Kahor Udiray, Waxaana Uu Tilmaamay inay Wanaaggaas Iyo Xilkasnimadaa Uu Muujiyey Ay Marag ka Tahay Sida Uu Udhegaysanayo Baaqa Shacabkiisa

Dhanka Kale Xildhibaan Cabdikareem Ahmed Mooge Waxaa Uu Sheegay Inla Wada Hadlo Oo Khilaafka Kataagan Maayarka Caasimada Hargeisa

” Waan Ogolahay Inla Wada Hadlo ” Xildh Cabdikareem Ahmed Mooge

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom