telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Golaha Guurtidu Waa Inuu Isbadalka Dhacay Qaybka Noqdo Oo Uu Doorasho Galo ” Boqor Raabi + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi Oo Kamid Ah Madax-Dhaqameedka Waawayn Ee Reer Somaliland Ayaa Kahadlay Doorashadii Isku Sidkanayd Ee Dhawaan Dalka Kadhacday

Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi Waxaa Uu Sheegay Dalku Inuu Ubaahnaa Isbadal Kadhaca Isla Markaana Shacabka Reer Somaliland Waxaa Uu Kuhambalyeeyay Sida Sida Quruxda Badan Ee Ay Uga Qaybqaateen Isbadalkaa Miisaanka Leh Ee Dalka Kadhacay

Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi Waxaa Kale Oo Uu Baaq Udiray Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Kaasoo Ugu Baaqay Inay Qaybka Noqdaan Isbadalka Dalka Kadhacay Oo Ay Doorasho Galaan

” Golaha Guurtidu Waa Inuu Isbadalka Dhacay Qaybka Noqdo Oo Uu Doorasho Galo ” Boqor Raabi

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom