telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Soo Gunaanaday Loolankii Maayirnimada Hargaysa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Soo Gunaanaday Loolankii Maayirnimada Hargaysa.

Mudane Siciid Cudhay Oo U Taagnaa Jagada Maayirka Hargaysa Ayaa U Tanaasulay Mudane C.kariin Axmed Mooge oo u taagan Jagada Maayirnimo

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom