telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Ex.Mayor Soltelco Oo Utanaasulay Xildh Cabdikareem Ahmed Mooge + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Maayarkii Hore Ee Caasimada Hargeisa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco Oo Warbaahinta Lahadlay Ayaa Shaaciyay Inuu Utanaasulay Xildhibaan Cabdikareem Ahmed Mooge Oo Utaagan Jagada Maayarnimo Ee Caasimada Hargeisa

Maayarkii Hore Ee Caasimada Hargeisa Mr Soltelco Ayaa Sheegay Inuu Aqbalay Soo Jeedintii Madaxweynaha Somaliland Ee Ahayd Inuu Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Uu Usoo Jeediyay Inuu Utanaasulo Xildhibaanka Aqlabiyada Codk Shacabka Xildh Cabdikareem Ahmed Mooge

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom