telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Uma Muuqdo Inuu Sii Shaqaynaayo Isbahaysiga Mucaaradku ” Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa Oo Kamid Ah Xildhibaanadii Hore Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ee Ay Badalayaan Hada Xildhibaanada Cusub Ee La Doortay Ayaa Kahadlay Sida Ay Udhacday Doorashadii Dhawaan Dalka Kaqabsoontay

Sidoo Kale Xildh Ibraahin Mahdi Buubaa Waxaa Uu Jawaab Kabixiyay Sida Uu U Arko Siyaasi Ahaan Isbahaysiga Siyaasadeed Ee Ay Dhawaan Kudhawaaqeen Xisibiyada Mucaaradka Dalku Waxaanuu Yidhi :-

” Uma Muuqdo Inuu Sii Shaqaynaayo Isbahaysiga Mucaaradku ” Xildh Buubaa

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom