telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xisbiga UCID Oo Aqoon Is Waydaarsi U Furay 21-kii Mudane Ee Golaha Wakiilada Ee kasoo baxay Xisbigaasi + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Xisbiga Mucaaradka Ah Ee  UCID Ayaa Waxaa Uu Magaalada Hargeisa Kuqabtay Aqoon Is Waydaarsi Uu U Furay 21-kii Mudane Ee Golaha Wakiilada Ee kasoo baxay Xisbigaasi

Aqoon-is-waydaarsigaasi Oo Aykasoo Qaybgaleen Dhamaan 21-Ka Mudane Ee Kasoo Baxay Xisbiga Ucid Ayaa Waxaa Furay Gudoomiyaha Xisbiga Eng Faysal Cali Waraaabe

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom