telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

“Madaxwayne Dalka Ha Galin Qalalaase Siyaasadeed” Gudoomiye Faysal Cali waraabe + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Dib u milicso 2005 Heshiiskii Xisbiga Ucid iyo Xisbiga Kulmiye ku soo doorteen Gudoomiyihii Hore Ee Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Cirro Iyo Kuxigeenadiisii Cabdicasiis Samaale iyo Baashe Maxamed Faarax

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Munaasibadii Kudhawaaqista Gudoomiyayaasha Wakiilada Hadal Qiimo Badan

“Madaxwayne Dalka Ha Galin Qalalaase Siyaasadeed” Faysal Cali waraabe.

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom