telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee SONYO Oo Dhalinyarada Somaliland Uqabatay Kulan Lagaga Hadlaayo Wadaniyada + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee SONYO Ayaa Dhalinyarada Somaliland Uqabatay Kulan Lagaga Hadlaayo Wadaniyada

Kulankaasi Waxaa Kasoo Qaybgalay Hogaanka Sare Ee Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Gudoomiyaha Sonyo Cabdicasiis Maxamed Jaamac Agaasimeyaal Guud Iyo Martisharaf Kale

Ugu Horayn Kulankaasi Waxaa Diirada Lagusaaray Kuwacyigalinta Dhalinyarada Somaliland Qiimaha Ay Leedahay Wadaniyadu

Gudoomiyaha Dalada Heer Qaran Ee Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Md Cabdicasiis Maxamed Jaamac Oo Kulankaasi Kahadlay Ayaa Dhalinyarada Reer Somaliland Kala Hadlay Doorkaada Ayka Qaadan Karaan Kor Uqaadista Qiimaha Wadaniyada

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom