telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Dugsiga Turkish Macaarif Foundation Oo Shaaciyay Arday Dugsigaasi Waxka Baratay Oo Deeq Waxbarasho Kahelay Dalka Turkiga + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Dugsiga Turkish Macaarif Foundation Schools Oo Kamid Ah Dugsiyada Kafuran Gudaha Somaliland Ee Duruusta Kubixiya Luqada Turkiga Ayaa Maanta Maanta Waxaa Uu Shaaciyay Arday Dugsigaasi Waxka Baratay Oo Deeq Waxbarasho Kahelay Dalka Turkiga Taasoo Maamulka Sare Ee Dugsigaasi Ay Tiradooda Ayku Sheegeen 60 Arday Oo Shankamida Ay Heleen Waxbarasho Bilaasha Oo Dhamaystiran

Md Cabdirisaaq Maxamed Oo Kamid Ah Maamulka Sare Ee Dugsiga Turkish Macaarif Foubdation Qaybtiisa Hargeisa Ayaa Warbaahinta Uga Warbixiyay Ugu Horayn Haayada Turkish Macaarif Foundation Kasoo Sheegay Inay Tahay Haayad Dalal Badan Oo Caalamka Kamid Ah Kuleh Dugsiyo Waxbarasho

” Ugu Horayn Umadda Reer Somaliland Waxaan Kusoo Dhawaynaynaa Haayada Turkish Macaarif Foundation Waa Haayad Caalami Ah Oo Kuleh Fadhiisimo Ama Iskuulo Inka Badan 46 Waddan Ardayda Guud Ahaan Dhigata Haayada Turkish Macaarif Laamaheeda Caalamka Oodhan Waa Inka Badan 50kun Oo Arday “

Md Cabdirisaaq Maxamed Sidoo Kale Waxaa Uu Kawarbixiyay Intii Uu Dugsiga Macaarif Foundation Ee Hargeisa Uu Jiray Arayda Ay Deeqda Waxbarasho Uga Heleen Dalka Turkiga

” Ardayda Kabaxda Dugsiga Dhamaan Waxaan Udirnaa Dalka Turkiga Markay Dhameeyaan Sanadka Form 4k Ilaa Hada Waxaanu Dirnay Inka Badan 113 Arday “

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom