telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Bilaw Ilaa Dhamaad Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuumadu Faragalin Ayay Sameeyeen ” Xoghaye Yuusuf Kayse

Hargeisa(Gaaroodinews) Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Md Yuusuf Kayse Cabdilaahi Ayaa Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiyeba Ku Eedeeyay Inay Faragaliyeen Doorashadii Dalka Kadhacday Iyo Natiijadii Kadhalatay Doorshadii Dalka Kadhacday Ee Xisbiyada Mucaaradku Ayku Guulaysteen Aqlabiyadii Kuraasta Golaha Wakiilada Iyo Deegaanka Iyo Saamigii Kuraasida Maayarada Dalka Ee Labada Xisbi Mucaarad

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom