telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Mar Hadii Aad Xildhibaan Noqotay Masaajidka Faraha Kaqaad Siciid Sokeeyoow ” Wasiir Khaliil + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Ahmed Oo Ay Weheliyaan Agaasime Waaxeedyada Wasaaradaasi Ayaa Waxay Ka Hadleen Doorashadii Dhawaan Dalka Kadhacday

Dhanka Kale Sheekh Khaliil Cabdilaahi Ahmed Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Waxaa Uu Kahadlay Khudbadii Maalintii Jimcaha Ee Uu Kajeediyay Xildhibaan Sokeeye Masjidka Uu Qacanta Kuhayo

” Mar Hadii Aad Xildhibaan Noqotay Masaajidka Faraha Kaqaad Siciid Sokeeyoow ” Wasiir Khaliil

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom