telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco Oo Doortay Maayarka Iyo Maayarku Xigeenka Burco + Muuqaal

Burco(Gaaroodinews) Mudanayaasha Golaha Deegaanka Degmada Burco Ayaa Waxay Maanta Udoorteen Cabdirisaaq Hero  Maayirka degmada Burco, halka ku Xigeenkiisana Ay U doorteen Mukhtaar Baaryare.

Maayirka iyo ku Xigeenka ayaa waxaa u Codeeyay dhamaan Mudanayaasha Golaha Deegaanka Burco

Labaduba waxay kasoo baxeen xisbiga UCID.

Qaar kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga UCID oo uu hogaaminayo Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Mudane Siciid-ucid ayaa ku sugnaa madashii lagu doortay Maayirka iyo Ku Xigeeka Burco

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom